8289 Views

Xubnaha iyo Xilalka Loo Magacaabay Maamulka Degmada Hobyo.

Xubnaha iyo Xilalka Loo Magacaabay Maamulka Degmada Hobyo.
____________________________________________________________________________

Muqdisho, 10 February, 2016: Cumar Guureeye oo ah Wasiiru dowlaha Arrimaha gudaha Galmudug, ayaa ku dhawaaqay maamulka loo sameeyay degmada Hobyo, isagoo akhriyay wareegto kasoo baxday Madaxweynaha Galmudug C/kariin Guuleed, waxayna kala yihiin:

  1. Guddoomiyaha Degmada Hobyo Cabdulaahi Maxamed Cali (Faat)
  2. Guddoomiye Ku xigeenka Degmada Hobyo Maxamuud Maxamed Cawaale
  3. Mursal Maxamud Aadan Xoghayaha Degmada Hobyo
  4. Xasan Macalin Yuusuf Madax Gargaarka
  5. C/weli Nuur Cosoble Madaxa Samafalka
  6. Yuusuf Maxamed Maxamuud Madaxa Caafimaadka
  7. C/risaaq Maxamed Jaamac Madaxa Waxbarashada
  8. Maareeyaha Dekada Hobyo Cabdirisaaq Maxamed Ducaale
  9. Maareeye kuxigeenka Maareeyaha Dekada Sayid Cali Daahir Bohola-ka-ciye – gaadiida
  10. Daahir Xersi Cali Maareye ku xigeenka Dekadda howlgelinta
  11. Maxamed Cali Nuur Cagaweyne maareeye ku xigeenka maamulka iyo maaliyadda
  12. Cumar Maxamed Faarax Madaxa Canshuuraha Dekadda
  13. Taliyaha Nabadsugida Cabdulaahi Cilmi Cawaale
  14. Taliyaha Booliska Degmada Hobyo Bashiir Cilmi Geedi
  15. Mareeyaha Garoonka Diyaaradaha Cabdi Warsame Afrax

—————————————–

Ali Omar Ghedi | Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment