3528 Views

Xildhibaan ceebeeyay Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Nabad Sugida

Xildhibaan ceebeeyay Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Nabad Sugida
____________________________________________________________________________

Muqdisho,17 February, 2016: Fadhigi shalay ee Baarlamaanka Somalia, ayaa waxaa hortagay Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Nabadsugida waxaana halkaasi ku ceebeystay Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka kuwaasi oo ka dalbaday in ay iscasilaan labadaan Mas’uul.

Xildhibaanad Khadiijo Max’ed Diiriye ayaa sheegtay in Wasiirka iyo Taliyaha ay u sheegayaan war ay todobaadyo ka hor ka akhristee saxaafada sidaasi darteed way ku fashimeen howshoodi.

Halkaan Kala Soco

—————————————–

Ali Omar Ghedi | Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment