3189 Views

Barakacayaasha Magaalada Galkacyo Oo Ka Cabanaya Xaalado Nolol Xumo.

Barakacayaasha Magaalada Galkacyo Oo Ka Cabanaya Xaalado Nolol Xumo.
____________________________________________________________________________

Muqdisho,20 February 2016: Barakayacayaal kunool kaamka Alla Aamin ee magaalada Galkacyo galbeedkeeda ku taalla ayaa ka cabanaya xaalado nolol xumo la soo gudboonaatay, waxaana ay dowladda Puntland, Hay’adaha samafalka iyo umadda Soomaaliyeedba ka codsadeen inay gargaar bini’aadanimo soo gaarsiiyaan si ay dhibaatada uga baxaan.

Halkaan ka daawo

—————————————–

Ali Omar Ghedi | Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment