3258 Views

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Oo Gaarey Turkiga.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Oo Gaarey Turkiga.
____________________________________________________________________________

Muqdisho,22 February 2016: Mudane Cumar Cabdrashiid Cali, Ra’isal Wasaraaha  xukuumadda federalka Soomaaliya iyo Wafdi uu hogaaminaayo ayaa gaarey magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga, oo ay kaga sii qaybgelayaan shir looga hadlayo arrimaha maalgashiga Soomaaliya. Waxa ay ka qaybgaleen shir looga hadlayo arrimaha maalgashiga iyo dhaqaalaha Soomaaliya oo maaanta furmay awaxaana ka qaybgelaya ganacsato u dhalay dalka Turkiga dhinacyada Soomaalida iyo marti sharaf kale.

Waxaa bari furmi doonaa  shirka diirad saarida horumarka Soomaaliya 23 ilaa 24 February 2016,kasoo  looga hadli doona arimaha soomaaliya. Dhowaan ayaa waftiga uu hogaaminayo ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya waxa ay dhibaato kala kulmeen garoonka diyaaradaha ee magaalada Nairobi, kadib markii ay mudo saacado ah u xirnaayeen ciidanka ammaanka ee Kenya taas oo ahay arrin wafdiga lagu bahdalay.

—————————————–

Ali Omar Ghedi | Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment