3441 Views

FIFA oo dooratay Gianni Infantino

FIFA oo dooratay Gianni Infantino
____________________________________________________________________________

Muqdisho, 27 February 2016: Ururka kubbada cagta adduunka ee loo yaqaan Fifa ayaa shalay doortay Gianni Infantino oo u dhashay Wadanka Switzerland, inuu noqdo gudoomiyahooda cusub. Waxa uu hore usoo noqday Xogahayaha Guud ee ururka Uefa isagoo kaga guulaysatay tarntankani saddex nin oo kale. Hadal uu jediyey markii uu guulyastay kadib waxa uu sheegay inuu rabo inuu dib usoo celiyo sumcada Fifa iyo Sharafti ay ku lahayd Bulshada Caalamka .

Infantino-170x114

 

—————————————–

Ali Omar Ghedi | Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment