4389 Views

Coach Zidane oo dhadhamiyay Guuldaradii 1 ee la ligaha Spain 2015-2016

Coach Zidane oo dhadhamiyay Guuldaradii 1 ee la ligaha Spain 2015-2016
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | February 29, 2016 – Macalinka Cusub ee Kooxda Real Madrid oo mudooyinkii la soo dhaafay  kun jiray Xaalad Dhoolo cadeyn iyo Qosol ah ayaa dhadhamiyay Xauunka Guuldaradii 1 ee ka soo gaarta Kooxdiisa uu Macalinka u yahay  ee Real Madrid Tan iyo Markii uu Xilkaasi kala wareegay Macallinkii Hore Banitaz oo ku fashilmay Hogaaminta Real Madrid.

Naadiga  Macalin Simone ee Atletico Madrid oo ay ka wada dhisan yihiin Caasimaad Spain ee Madrid Kulankoodana loogu Yeero Derby Madrid ayaa ugu quus gooyay 0-1 Kulan adag oo ak Tirsanaa wareega labaad ee Horyaalka la ligaha Spain 2015-2016,waxana goolka Guusha Real Madrid ka dhaliyay Mid ka mida Xidigaha Xulka Franca la soo shirtagayo Koobka Euro 2016 Ciyaarahan Griezmann Daqiiqadii 53
Horyaalka Spain 2015-2016 ayaa maraya Meertadiisii 26 waxaana horyaalka ku horkaceysa 63 dhibcood Barcelona oo 25 kulan safatay Hallak Kalainta 2 iyo 3 ay ku kala jiraan Kooxaha Athletico Madrid iyo Real Madrid oo kala leh 58 dhibcood iyo 53 Dhibcood
.
Waxaa Diyaariyay.
Axmed Maxamed cabdulle’ Uurdoox’
_______________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment