6699 Views

Coach Cabdicasiis Mahdi vs Kooxdiisa FC Muqdisho Kaftan Ma ogola….

Coach Cabdicasiis Mahdi vs Kooxdiisa FC Muqdisho Kaftan Ma ogola….
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | March 3, 2016 – Tababare Cabdicasiis Axmed Mahdi oo ka mid ahaa Xidigihii soo maray Naadigii Heerka 1 ee muqdisho isla markaana soo leyliyay 90meeyadii Kooxdii Heerrka 1 ee Dekadaha ayaa noqday Tababare soo jitay indhaha Jaaliyada Mareykanka ku dhaqan Ka dib Markii Kooxda uu macalinka u yahay ee Muqdisho Fc ay noqotay Koox siw eyn uga dhex muuqata Gudaha Dalka Mareykanka isla markaana wacdaro ak dhigtay Tartamada ka dhacaya Gudaha Gobolka Neshville ee wadanka Mareykanka.

Coach Cabdicasiis Axmed Mahdi madaalaaha isboortiga Dalka Mareykanka waxa uu ii sheegay in Kooxda FC Muqdisho ee ka dhisan Neshville ay tahay koox  u badan caruur lagu dhiirigalinayo kubada Cagta si ay mustqbal u yeesheen isagoo xusay in Kooxdaan Muqdisho Fc ay magac ku leedahay Gudah Dalka Mareykanka.
Coach mahdi oo ka hadlaya Awooda kooxdiisa Muqdisho Fc waxa uu yiri’ waxan. Hada. Ka. Ciyaarnaa. Leg  Ka. Kooban.20.kooxood. oo. Wada. Ajnabi. Ah. Kooxda. Muqdisho.oo. keliya. Ayaa. Somali. Ka ah. waxaana. Ciyaarnay. 9 game. Waxaan. Badinay. 6 game. Barbardhacna. 2, 1 kulan waa. Nagala. Badiyay,Waxaana. Ka. Midnahay. Koxaha. Ugu. Sareyo. Legaasi
Tababare Cabdicasiis Axmed Mahdi oo ah nin dhalinyaro ah oo khabiir ku ah xaga macalinimada Koxaha kubada Cagta ayaa waxa uu sheegay in magaca naadigiisa muqdisho uu waligii jeclaan jiray isla amrkaana uu ka mdia haa ciyaartoydii Barisamaadkii ku soo ciyaartay magacaasi walibana kula guuleysay Horyaalka Soomaaliya,isagoo  xusay in hataana uu magacii uu jeclaa uu ka wado Mareykanka.
Mar la weydiiyay Coachka Naadiga Muqdisho Fc ee Gobolka Neshville ee Dalka Mareykanak Ciyaartoyda Kooxdaasi ugu caansan waxa uus heegay inay yihiin kuwo aan kala dhicin ooq aab ciyaareedkodoa aad loo jecel yahay isla markaana waxa uu tilmaamay inay ka mid yihiin Xidigaha Kooxdaasi Saciid. Dheere. Coof. Mahamed. Yare. Aabbas. Farhan. Liban. Addow. Cabdi.khalaq. amin. Yare.goal. haye. Ismacil. Mukhtar.
Waxa uu xusay in  Ragii kooxd aku gaacnsiiyay ay ka mid yihiin Garsoorihi. Heerka. Calami. Maxamed. Hassan. Qolof. Iyo gudiga. Sportiga. Nashville. Mr. Cilow. Mr. Heneri. Iyo.rag. kale. Oo. Badan
Ugu dambeyntii waxa uus heegay in qorshaha koxdu uu yahay sidii ay mustaqbal ugu yeelan laheyd xaga kubada cgta taratamada soo socdana ay u gaari laheyd guulo wax ku ool ah isagoo qiray in xitaa qorshaha ay ugu jrto mustaqbalak sidii ay magaalada muqdisho koxaha ka dhsian ay kulamo ula soo yeelan lahaayeen
N.B si Gaara waxa uu ugu mahadceliyay Xoghayihii Hore ee Olombikada Dr Cali Cismaan cali oo degan mareykanka
.
Waxaa  diyaariyay.
Axmed Maxamed Cabdulle’ Uurdoox’
_____________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment