5451 Views

Masar iyo Soomaaliya Oo Heshiis Ganacsiga Xoolaha Ku Kala Saxiixday Qaahira.

Masar iyo Soomaaliya Oo Heshiis Ganacsiga Xoolaha Ku Kala Saxiixday Qaahira.
____________________________________________________________________________

Muqdisho,12 March 2016: Wasiirka Khayraadka Xoolaha xukuumadda Soomaaliya Siciid Xasan iyo wasiirka maalgashiga Masar Khaalid Xanafi, ayaa magaalada Qaahira ee xarunta dalka Masar ku kala saxiixday heshiis ganacsi oo lagu horumarinayo qalliinka iyo dhoofka xoolaha Soomaaliya.

Muddo dheer ayaa xoolaha Soomaaliya ka reebanayeen Dalka Masar, balse hadda hor-umar ayaa laga gaaray ka dib marki Dowlada Soomaaliya ay xod-xodasho ay ku soo ceshatay ganacsigi xoolaha ee kala dhexeeyay Dowlada Masar.

—————————————–

Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment