7605 Views

Isreereebka Russia 2018 vs Wadamada Laatin America

Isreereebka Russia 2018 vs Wadamada Laatin America
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | March 29, 2016 – Waxa ka soconaya Qaarada Latin America  Lugta hore ee isreebreebka Koobka Aduunka 2018 ka dhacaya Dalak Ruushka, waxaana isreeb reebka 10 dal ee Qaradaasi oo soon bilowday 8 Oktoobar 2015 uu guda galay meertadiisii 6.
Xulka Ecuador ayaa ku  hogaaminaya 13 dhibcood xaga kala sareynta Dhibcaha 5tii kulan ee la ciyaaray waxaana ku xiga Urugway oo leh 10 dhibcood.
Kulamada isreebreebka Koobka Aduunka 2018 ee Wadamada Latin America ayaa guda Galaya usbuucaan Meertadiisii 6 waxana Xulalku ay isku arki doonaan sidata.
29-3-2016 Colombia vs Ecuador
30-3-2016 Argentina vs Bolivia
                  Urugway  vs Peru
                  Vanezuela vs Chile
                  Paraguay  vs Brazil
Xidigaha Kooxda Barcelona ee loogu yeero 3 MSN ayaa kala wajihi doona usbuucaan Xulalka 10 Messi- Bolivia.9 Suwarez – Peru iyo 11 Neymar Paraguay la arki donee Natijada ay kala kulmaan 3 MSN ee Barcelona Wadamada Bolivia,Peru iyo Paraguay.
.
Waxaa Diyaariyay.
.
Axmed Maxamed Cabdulle’Uurdoox’
_______________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment