5148 Views

Heshiiska dowladda Federaalka iyo Puntland oo dhameystiran

Heshiiska dowladda Federaalka iyo Puntland oo dhameystiran
____________________________________________________________________________

Muqdisho, April 4, 2016: Waxaa magaalada Garowe lagu saxiixay qaabka doorasho ee Soomaaliya ka dhacaya sanadkan 2016, kadib wada hadalo labo todobaad u socday dowladda Federaalka iyo Puntland.

Madasha saxiixa heshiiskaas oo tan iyo saaka la sugayay ayaa ugu dambeyn caawa waxaa lagu saxiiay xarunta Wasaaradda Caafimaadka Puntland.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid, Madaxweynaha Puntland C/wali Gaas, Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya Tedros Adhanom iyo Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Danjire Micheal Keating, Ergeyga IGAD Maxamed Cabdi Afey, Wakiilka Midowga Yurub Micheal Cervone ayaa heshiiska saxiixay.

Heshiiskan ayaa waxaa uu awood badan siinayay Puntland oo sida muuqata ay shuruudo adag ku bedelatay aqbalida nidaamka 4.5, waxaana qodobada qaar ku jiray in Puntland ay heshiisyo caalami ah geli karto sida Gaar ah.

Heshiiski iyo Qodobadi ka Aqriso Hoos.

qoraal-heshiis-1

qoraal-heshiis-2

qoraal-heshiis-3

qoraal-heshiis-4

qoraal-heshiis-5

Heshiskaan wuxuu cadeeynayaa in Soomaaliya ay ka taliyaan Saxiixayaasha Ajnabiga ah ee magacyadooda hoos ku qoranyihiin.

Arrinta Soomaaliya waxa ay maree: NIN WALIBA, MADAXAAGA- MAYRAX KU DUUBO.

heshiiska-1

——————————

Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment