3942 Views

Xildhibaan Ka tirsan Baarlamanka Soomaaliya Oo Muqdisho Lagu Dhaawacay.

Xildhibaan Ka tirsan Baarlamanka Soomaaliya Oo Muqdisho Lagu Dhaawacay.
____________________________________________________________________________

Muqdisho, April 5, 2016: Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federalka Soomaaliya oo lagu Magacaabo Maxamed Cali Diheeye ayaa lagu dhaawacmay Weerar ka dhacay Meel u dhaw Bacadlaha Xamarweyne,waxaana halkaa ku dhintay Labo Askari oo Ilaalo u ahaa. Dilka ayaa la sheegay in ay Fuliyeen Koox Hubeysan oo waday Gaari,kuwaas oo Gaariga Xildhibaanka ku Hor gooyay ka dibna Rasaas ku furay.

Xildhibaan Maxamed Cali Diheeye ayaa dhawaan loo dhaariyay Xubinimada Baarlamaanka Soomaaliya,waxaana Dhawaciisa loo qaaday Isbitaalada Muqdisho. Magaalada Muqdisho ayaa Maalmahaan waxaa ka dhacayay Dilalka Qorsheysan oo ay geysanayaan Koox Hubeysan oo wada Gaadiid. Ila hada cid werarkaas sheegatay ma jirto.

——————————

Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment