3798 Views

Halkaan ka aqriso xildhibaannada baarlamaanka federaalka ee mooshinka keenay

Halkaan ka aqriso xildhibaannada baarlamaanka federaalka ee mooshinka keenay
____________________________________________________________________________

Toronto | QOL | April 19, 2016 | Qaranimo Online waxay heshay nuqul ka mid ah Mooshinkii qaar ka mid ah Xildhibaanno baarlamaanka federaalka ay u gudbiyeen gudoonka baarlamaanka kaasoo uu buuq ka dhashay, waxaa halkaan ka muuqda magacyada ragga iyo dumarkaa saxiixay mooshinkaas.

11

Hadii aan fiirino xildhibaannada halkaan ka muuqda islamarkaana aan dib u fiirino xildhibaannada 61-da ah ee ay Baarlamaanka ku leeyihiin beelaha dega labadaa gobol iyo beelaha aanan degin gobolladaas laakiin ku haybta ah, waxaa halkaa kaaga soo baxaya qaabka ay u dhaqmaan rag iyo dumar sheegta muwaadiniin laakiin xaqiiqdu tahay inay muwaadin reer u yihiin.22

Tusaale: Waxaa xildhibaannada saxiixay ka mid ah Xildhibaan Maxamed Cabdi Yuusuf iyo Cabdi Barre iyo tiro badan oo ka soo jeeda Puntland, iyadoo beelaha dhulkaa Hiiraan/Shabelle ay fara ku tiris ka yihiin 42-da xildhibaan ee saxiixan ka muuqda.

33

Hadaba Su’aashu waxay tahay beelo iyo degaamo iyaga tashanaya maxaa ka quseeya xildhibaan aan beeshiisu degaannadaas degin ?
Ma kuula muuqataa in ujeedadoodu tahay inuusan dhismin maamulkaas ?
Maxaase ka quseeya baarlamaan maamul dadkiisu dhisanayaan ?

44

Aqri magacyada xildhibaannada….. IS WEEYDII IMMISAA GOBOLLADAAS DEGA…?

 

By: Mustafa S Awale

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment