6540 Views

16 Aguerro ( Man City ) 7 Ronaldo ( Real Madrid) 7 Griezmann ( Ath.Madrid ) 25 Muller ( Bayer Munich ) Maxaa kala heysta Usbuucaan

16 Aguerro ( Man City ) 7 Ronaldo ( Real Madrid) 7 Griezmann ( Ath.Madrid ) 25 Muller ( Bayer Munich ) Maxaa kala heysta Usbuucaan
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | April 24, 2016 – Kooxaha Man city vs Real Madrid,Athletico Madrid vs Bayer Munich ayaa usbuucaan Fooda iskudari doona Lugta 1 ee Sami Finalka Champions Leaguae 2015-2016,waxaana kulamadaanay yihiin kuwo adag oo aad loo sugayo.

Ka sakow labada kulan ee u dhaxeeya 4ta naadi hadana waxaa  balansan 4 Macalin oo ka soo kala jeeda Wadamada latin America iyo Yurub kuwaasoo kala horkacaya Kooxaha Man city,Atletico Madrid,Real Madrid iyo Bayer Munich..

N.B Suaasha la isweydiinayo waxa ay tahay Real Madrid iyo Bayer Munich ma u soo bixi doonaan Finalka Champions League 2015-2016 la arki doonee Saadaashaasi inay Rumowdo.

Hadaba habeen danbe iyo habeenka xiga maxaa kala heysta 16 Aguerro ( Man city ) 7 Ronaldo ( Real Madrid ) 7 Griezmann ( Athletico Madrid ) 25 Muler ( Bayer Munich )

,
.
Waxaa Diyaariyay.

Axmed Maxamed Cabdulle’ Uurdoox’

Uurdoox2016@gmail.com

____________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment