3033 Views

Gudoomiyaha Baarlamanka oo hambalyo u diray dhamaan shaqaalaha Soomaaliyeed

Gudoomiyaha Baarlamanka oo hambalyo u diray dhamaan shaqaalaha Soomaaliyeed
____________________________________________________________________________

Muqdisho, May 1, 2016Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, Gudoomiyaha Baarlamanka Federaalka Soomaaliya, ayaa shaqaale weynaha Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay maalinta shaqaalaha aduunka oo ku beegantahay maanta.

Gudoomiye Jawaari, ayaa shaqaalaha Soomaaliyeed u rajeeyay shaqaalaha Soomaaliyeed horumar iyo baraare,  wuxuuna tilmaamay in shaqaalaha Soomaaliyeed uu sharcigu u ogolyahay iney si nidaamsan isu abaabuli karaan ayaga oo waajibkooda gudanaya.

Prof. Jawaari ayaa xusay in shaqaaluhu ay cod dheer ku leeyihiin Dimuquraadiyeenta dalka, isagoo tibaaxay iney yihiin laf dhabarka dhaqaalaha Soomaaliyeed.

Gudoomiyaha baarlamanka Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa shaqaale weynaha Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay maalinta shaqaalaha aduunka oo ku aadan 1da Majo oo maanta ah

Prof. Jawaari ayaa shaqaalaha Soomaaliyeed u rajeeyay shaqaalaha Soomaaliyeed horumar iyo baraare,  wuxuuna tilmaamay in shaqaalaha Soomaaliyeed uu sharcigu u ogolyahay iney si nidaamsan isu abaabuli karaan.

Sidoo kale Jawaari ayaa xusay in shaqaaluhu ay cod dheer ku leeyihiin Dimuquraadiyeenta dalka, isagoo tibaaxay iney yihiin laf dhabarka dhaqaalaha Soomaaliyeed iyo horumarka Qaranka.

Halka ka dhegayso hambalyadi uu Godoomiye Jawaari u diray Shaqaalaha Soomaaliyeed.

——————————

Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment