3057 Views

Jubbaland oo taageertay go’aankii Madaxweynaha

Jubbaland oo taageertay go’aankii Madaxweynaha
____________________________________________________________________________

Muqdisho, May 23, 2016: Maamulka Jubbaland aya asoo dhoweeyay go’aankii Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu shalay ku ansixiyay hanaanka doorashada 2016, kaasoo hor-yaalay Baarlamaanka Federaalka.

War saxaafadeed ka soo baxayJubbaland ayaa lagu taageeray go’aanki Madaxweynaha uu qaatay, taasoo lagu cadeeyay dhaqan gelinta hanaanka doorashooyinka ka dib marki Baarlamaanka kaga jiidkiisa uu dheeraaday.

Maamulka Jubbaland ayaa horay u diiday in wax ka bedel cusub lagu sameeyay qodobada heshiiskii hanaanka doorashada, waxayna si cad ah kaga soo horjeesatay in Gobolka Banaadir matalaad ku yeesho Aqalka sare.

 Hoose ka akhriso War saxaafadeedka oo dhamaystiran.

tu2

——————————

Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment