5631 Views

Xulka Ingiriiska Sanadkaan 2016 waxaa looga Cabsanayaa Euro 2016…

Xulka Ingiriiska Sanadkaan 2016 waxaa looga Cabsanayaa Euro 2016…
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | May 24, 2016 – Warar ku dhow dhow Xidigaha Xulka Ingiriiska 2016 Loo xulay Koobka Euro 2016 ayaa Sheewgaya in Xulka oo dib u dhacyo badan ay la soo darseen Sanadihii Hore uu u muuqda Sanadkaan Midka ugu badan e looga baqayo Hanashada Euro 2016.

Tababaraha Qaranka Ingiriiska Roy Hodgson  oo Waayadaan Xulkiisa aan dhinaca Dhulka la dhigin kulamadii isreebreebka Euro 2016 iyo kuwii Saaxiibtinimada ayaa Kalsooni Xoogan ku qaba in Xulku wacdaro ka geysto Koobka 10 Juun 2016 ka furmi Doona Franca waxa uuna Rajeynayaa in Xulkiisu Koobka Meel wanaagsan ka gaaro isagoo ku Faanaya Xidigo fara badan oo la soo shirtagay kuwaasoo kabtan u u yahay Rooneyga Man Utd oo 29-8-2014 Loo Magacaabay Kabtanka Cusub ee Xulka England
Hadaba Xidigaha Euro 2016 uu la soo shirtagay Wadanka Ingiriiska Loogana cabsanayo Hanshada Koobka waxa ay kala yihiin

Goolhayayaal

  • Fraser Forster (Southampton)
  • Joe Hart (Manchester City)
  • Tom Heaton (Burnley)

Difaac

  • Ryan Bertrand (Southampton)
  • Gary Cahill (Chelsea)
  • Nathaniel Clyne (Liverpool)
  • Danny Rose (Tottenham)
  • Chris Smalling (Manchester United)
  • John Stones (Everton)
  • Kyle Walker (Tottenham)

Dhexda

  • Dele Alli (Tottenham)
  • Ross Barkley (Everton)
  • Fabian Delph (Manchester City)
  • Eric Dier (Tottenham)
  • Danny Drinkwater (Leicester City)
  • Jordan Henderson (Liverpool)
  • Adam Lallana (Liverpool)
  • James Milner (Liverpool)
  • Raheem Sterling (Manchester City)
  • Andros Townsend (Newcastle)
  • Jack Wilshere (Arsenal)

Weerar

  • Harry Kane (Tottenham)
  • Marcus Rashford (Manchester United)
  • Wayne Rooney (Manchester United)
  • Daniel Sturridge (Liverpool)
  • Jamie Vardy (Leicester City)

.

Waxaa Diyaariyay.

Axmed Maxamed Cabdulle’ Uurdoox’

Uurdoox2016@gmail.com

_____________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment