4020 Views

Xulka Talyaaniga ma u adag yihiin sidii 2000 koobka Euro 2016…

Xulka Talyaaniga ma u adag yihiin sidii 2000 koobka Euro 2016…
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | June 1, 2016 – Xulka Talyaanigu waxa ay ka mid yihiin Xulalka ugu tunka weyn Koobka Euro 2016,waxaana la isweydiinayaa Kooxda Macalin Conti ma u adag yihiin Sidii 2000 Sanadkaan 2016
Xidigaha Xulka Talyaaniga ee u badan dhalinyarada waxa ka amqan Koobkaan Weerayahankii ay ku dhaaranayeen 2012 Mario Boloteli oo isbadal uu soo wajahay Qaab Ciyaareedkiisa 4tii sano ee ugu Dambeysay.

Axmed Xuseen Quracjoomo oo si we yn u taageera Xulka Talyaaniga ayaa kalsooni weyn ka muujiyay Xidigaha Xulka Talyaaniga uga qeybgalaya Euro 2016 waxa uuna sheegay inay soo gaari doonaan Qeybaha ugu dambeeya tartanka xidigaha loo xulay Euro 2016 Xulka Talyaaniga waxa ay kala yihiin.

Goolhayeyaasha:

  1. Gianluigi Buffon (Juventus)
  2. Federico Marchetti (Lazio)
  3. Salvatore Sirigu (PSG)

Daafacyada:

  1. Mattia De Sciglio (Milan)
  2. Giorgio Chiellini (Juventus)
  3. Matteo Darmian (Manchester United)
  4. Angelo Ogbonna (West Ham United)
  5. Andrea Barzagli (Juventus)
  6. Leonardo Bonucci (Juventus)

Khadka Dhexe:

  1. Antonio Candreva (Lazio)
  2. Alessandro Florenzi (Roma)
  3. Tiago Motta (PSG)
  4. Stefano Sturaro (Juventus)
  5. Daniele De Rossi (Roma)
  6. Marco Parolo (Lazio)
  7. Federico Bernadeschi (Fiorentina)
  8. Stephan El Shaarwy (Roma)
  9. Emanuele Giaccherini (Bologna)

Weerarka:

  1. Simone Zaza (Juventus)
  2. Graziano Pelle (Southampton)
  3. Ciro Immobile (Torino)
  4. Eder (Internazionale)
  5. Lorenzo Insigne (Napoli)

.

.
Waxaa Diyaariyay.
Axmed Maxamed Cabdulle’ uurdoox’
Uurdoox2016@gmail.com

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment