3219 Views

Dagaal ka bilaawday gudaha degmada Cadaado ee gobalka Gal-gaduud

Dagaal ka bilaawday gudaha degmada Cadaado ee gobalka Gal-gaduud
____________________________________________________________________________

Muqdisho, June 12, 2016: Wararka aan ka heleyno Magaalada Cadadao ee Gobolka Galgaduud, islamarkaana Xarun KMG u ah Galmudug, ayaa sheegaya in Bartamaha Magaalada uu ka soconayo Dagaal Xoogan oo la garaneeyn cidda uu ka dhaxeeyo.

Goobjooge halkaasi ku sugan, ayaa sheegay in dagaalka uu si xoog leh uga socda Bartamaha Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud,lamana oga weli cidda sida rasmiga ah uga dagaallamayso magaalada.

Sababta dagaalka keentay ayaa lagu sheegayaa Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Mamaulka Galmudug ay isku dhaceen sidaasna uu dagaalkan ku bilaawday.

Warar kale ayaa sheegaya in Ciidamo gadoodsan oo ka cabanaya mushaar la’aan ay yihiin waxa dagaalka ka wada magaalada Cadaado dhaxdeeda.

————————————

Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment