3702 Views

Croatia oo ka Gudubtay Taakadii Turkiga

Croatia oo ka Gudubtay Taakadii Turkiga
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | June 13, 2016 – Xulka Croatia ayaa ka gudbay Taakadii Turkiga ka dib markii ay 1-0 uga taqluseen Ciyaar ka Tirsaneyd meertada 1 ee Guruub D Koobka Euro 2016

Goolka Guusha waxaa qalinka ugu Duugay Xulka Croatia Laacibka Qadka dhexe ee Real Madrid Modric Daqiiqadii 41
Labada dal ayaa ku jiray Guruub adag oo ay ku wehlinayeen spain iyo Czech Repuplic waxaana Croatia ay u suurtaglisay Guushaan ay ka heshay Turkiga inay Hogaanla Meertada hore ee Guruub D wax ka qabtaan
la arki doonee kulanka u dhaxeeya Spain iyo Czech Repuplic halka uu Xaalkiisu ku soo idlaado
.
Waxaa Diyaariyay.
Axmed Maxamed cabdulle’ Uurdoox’
___________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment