4695 Views

Wales iyo ENG oo u soo Gudbay Lugta 16 ee Euro 2016….

Wales iyo ENG oo u soo Gudbay Lugta 16 ee Euro 2016….
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | June 21, 2016 – Kulamo ka Tirsan Meertada 3 ee ugu Dambeeyay Guruubka B ee Koobka Euro 2016 ayaa Xalay la Ciyaaray,waxaana kulamadasi oo rajooyinka Xulalka ku xirnaa ay noqotay Natiijooyinkooda sidatan.

Slovakia vs ENG   0-0 Ciyaartaan oo aheyd mid adag waxaa ku Gacan sareeyay Xulka ENG oo dhowr fursadood oo muhiima iska qasaariyay waxaana Barbardhaca soo gaaray ENG ay kaalinta 2 ku Xaqiijiyeen us oo bixida wareega 16 Euro 2016.
.
Kulankii kale waxa uu u dhaxeeyay Xulalka Russia oo martigalineysa Koobka Aduunka 2016,iyo Xulka Wales,Ciyaartaan waxaa gacan sareeyay Xulka Wales oo 3-0 ku Karbaashay Xulka Russia ooa y ka muuqatay Koobkaan habacsanaan weyn.
.
Xidigaha Xulka Wales oo Guruub B ku soo baxay 6 Dhibcood Kaalinta 1 ka galay Guruubkaasiw axaa 3 Gool ee ay Russia ku dharbaaxeen u kala dhaliyay Ciyaaryahanada kala ah Ramsey Daqiiqadii 11, Neil Taylor Daqiiqadii 20 iyo Gareth Bale Daqiiqadii 67
wales+eng-euroc-up
.
N.B.11 Wales Gareth Bale ayaa 3 Gool ku Horkacaya Gooldhalinta Euro 2016
.
Xaga Kala horeynta Guruub B poo la soo afjaray.
.
.
Wales      3 Ciyaar             6 Dhibcood
ENG        3 Ciyaar            5 Dhibcood
Slovakia  3 Ciyaar            4 Dhibcood
Russia    3 Ciyaar             1 Dhibic
.
Waxaa ka soo baxay Guruubkaan B Wadamada Wales iyo ENG
.
Waxaa Diyaariyay.
Axmed Maxamed Cabdulle’ Uurdoox’
_______________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment