5619 Views

Abubakar Yusuf oo loo yaqaano Shabalala oo u ciyaaraa Under 21 kooxda heerka kowaad ee wadanka Sweden

Abubakar Yusuf oo loo yaqaano Shabalala oo u ciyaaraa Under 21 kooxda heerka kowaad ee wadanka Sweden
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | June 25, 2016 – Abubakar Yusuf oo loo yaqaano Shabalala oo u ciyaaraa Under 21 kooxda heerka kowaad ka ciyaarta wadanka Sweden oo magaceeda la dhoho Djurgården.

Waxaan weydiiyey Shabalala inuu jeclaan lahaa inuu xulka Soomaaliya u safto si weeyn ayuu usoo dhoweeyey runti wuxu yiri waxaan arkaay dhor cayaartoyda proffesional ah oo diyaar uu aah in xulka qaranka matalaan waxay ii tahaay farxaad weyn inaan wada matalno wadenkeena.

Shabalal-5 Shabalala-1 Shabalala-2 Shabalala-3 Shabalala-4

 

.

.

.

______________________

 

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment