4356 Views

DAAWO: MUQDISHO MAGAALO AAN RAJO DHIGIN

DAAWO: MUQDISHO MAGAALO AAN RAJO DHIGIN
____________________________________________________________________________

Dadka ku nool magaalada Muqdisho waa dadka Soomaalida ugu niyadda adag uguna sabarka badan, magaaladan oo ah magaalada dhibka Soomaaliya ka dhacay 90% uu iyada ku dhacay dagaallo sokeeye iyo kuwo diineedba, waxaa hadana muuqata inaysan dhag jalaq u siin dadka reer Muqdisho iyagoo dhibka maanta ka dhaca aadan ka dareemin berito, iyagoo dadkii ku dhintana duugta hantidii burburtana dib uga dhista mid ka qurxoon tii shalay la burburiyay, Ma jirtaa magaalo u adkeeysan karta intaa oo dhibaato ah……Daawo warbixintaan

Mustafa Awale

___________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment