9141 Views

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo xeer ku magacaabay Guddiga Doorashada Heer Federaal oo dib u habeyn lagu sameeyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo xeer ku magacaabay Guddiga Doorashada Heer Federaal oo dib u habeyn lagu sameeyay
____________________________________________________________________________

Muqdisho, 30 June 2016 (Villa Somalia) —- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xeer uu soo saaray ku magacaabey Guddiga Doorashooyinka Dadban ee Heer Federaal oo dib u habeyn kooban lagu sameeyay xubnihiisa.

Guddigan ayaa waxaa uu ka kooban yahay 22 xubnood oo magacyadooda ay hoos ku xusan yihiin:

1. Cumar Maxamed Cabdulle
2. Mustaqiim Wayd
3. Maxamed Kaynaan
4. Saciid Jaamac Cali (Qoorsheel)
5. Nafisa Geeddi Santuur
6. Maxamed Cali Diiriye
7. Cabdiraxmaan Sheekh Mucaawiye
8. Deeqa Yaasiin Xaaji Yuusuf
9. Saciido Maxamed Musciid
10. Aweys Abuukar Sokorow
11. Sahra Cabdi Xuseen Jaamac
12. Burhaan Cilmi Xirsi
13. Cabdicasiis Sheekh Xuseen Dayib
14. Cabdulllaahi Cali Aadan Garoon
15. Salaad Cali Ibraahim Catoos
16. Aadan Cabdinaasir Maxamed
17. Cabdullaahi Salaad Yarow
18. Yaasiin Cabdi Jaamac
19. Axmed Maxamed Saciid
20. Fardowsa Maxamed Ducaale
21. Aamina Cabdullaahi Dheeroow
22. Raaxo Maxamed Janaqow

Waxaa la baabi’iyay xeer kasta oo kan ka horreeyay oo ka hor imaanaya magacaabistan cusub.

Guddigan waxaa hawshiisu noqon doontaa dejinta qorshe hirgelin oo faahfaahsan iyo jadwalka doorashada (kalandarka doorashada) iyo inuu ku dhawaaqo taariikhda ay dhacayaan doorashooyinka sannadka 2016.

.

.

.

________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment