4398 Views

Yaa Hogaaminaya Gooldhalinta Koobka Euro 2016…

Yaa Hogaaminaya Gooldhalinta Koobka Euro 2016…
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | June 30, 2016 – Koobka Euro 2016 ee ka soconaya Dalka Faransiiska ayaa Maanta Gudagalay Lugta 8 ee Tartankaasi, hadaba waxaan Maanta idiin soo Gudbineynaa Warbixin ku Saabsan Kala horeynta Xaga Gooldhalinta Xidigaha ka Qeyb galaya Tartankaasi.

Waxaa min 3 Gool ku Hogaaminaya

  • Gareth Bale                 ( Wales )
  • Antoine Griezmann     ( Franca )
  • Alvaro Morata              ( Spain )

 

Min 2 Gool Waxaa leh.

  • Cristiano Ronaldo   ( Portuqal )
  • Nani                        ( Portuqal )
  • Dmitri Payet            ( France )
  • J. Błaszczykowsk    ( Poland )
  • Romelu  Lukaku      (  Biljam )
  • Mario Gomiz            ( Germany )
  • Ivan Perisic              ( Croatia )

Min 1 Gool Waxaa leh Ciyaartooy Fara badan

  • Eden Hazard,
  • Aaron Ramsey
  • Ricardo Quaresma
  • Julian Draxler,
  • Olivier Giroud,
  • Emanuele Giaccherini,
  • Radja Nainggolan,
  • Jon Dadi Bodvarsson
  • Arkadiusz Milik
  • Arnor Ingvi Traustason
  • Michy Batshuayi
  • Bastian Schweinsteiger,
  • Shkodran Mustafi,
  • Hal Robson-Kanu,
  • Yannick Carrasco
  • Giorgio Chiellini,
  • Kolbeinn Sigthorsson,
  • Jerome Boatene
  • Ragnar Sigurdssonn
  • Birkir Bjarnason
  • Neil Taylo,
  • Gylfi Sigurdsson,
  • Toby Alderweireld,
  • Axel Witsel
ronaldo

Gooldhalinta min 1 Gool waxaad u maleysaa inay Ciyaartoydu aad isagu bateen, waxaana Rajo Fiican Qaba Xidigaha Xulalkoodu wali ku soo hareen Qeybaha ugu Dambeeya Tartanka Euro 2016.

.
.
.
Waxaa Diyaariyay.

Axmed Maxamed Cabdulle’ Uurdoox’

Uurdoox2016@gmail.com

_____________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment