3666 Views

Xisbiyada oo ka eed-sheeganaya Madaxweyne Xasan Sheekh

Xisbiyada oo ka eed-sheeganaya Madaxweyne Xasan Sheekh
____________________________________________________________________________

Muqdisho, July 9, 2016: Isbahaysiga Xisbiyada Soomaaliyeed ayaa  dowladda ku eedeeyay inay faragalin ku hayso doorashada Sanadkaan la filayo inay dhacdo.

Isbahaysiga Xisbiyada Soomaaliyeed ayaa sheegay in madaxweynaha Soomaaliya uu gacanta ku haya guddiga doorashada.

Waxay doodeen in madaxda dowladda Soomaaliya ay doorashada gacanta kula jiraan sidaas darteedna aysan suurta gal aheyn in doorasho xor ah ay ka dhacdo Soomaaliya.

Isbahaysiga Xisbiyada Soomaaliyeed ayaa sheegay in ay kasoo horjeesan doonaan guddiga Doorashada hadii madax ay ka noqdaan guddiga la taliyaasha madaxweynaha Soomaaliya.

Waxaa la yaab leh in Xisbiyada hada jiro ay derbi toobin ku hayaan, sababtoo ah in an weli la ansixinin sharciga Xisbiyada.

————————————

Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment