3516 Views

Wafdi uu hogaaminayo Ra’iisul Wasaare kuxigeenka oo gaaray Kismaayo

Wafdi uu hogaaminayo Ra’iisul Wasaare kuxigeenka oo gaaray Kismaayo
____________________________________________________________________________

Muqdisho, July 12, 2016: Wafdi uu hogaaminayo, Maxamed Cumar Carte. Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Xukuumadda Soomaaliya oo ay wehliyaan Wasiiro iyo Taliyeyaasha ciidamada ayaa shalay gaaray magaalada Kismaayo.

Wafdigan waxaa ku soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha Kismaayo Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Jubbaland.

Muraadka socdaalka wafdigan ayaa waxaa lagu sheegay inay tahay arrimaha doorashooyinka, iyadoo Madaxweynaha Jubbaland uu magacaabay Guddi doorasho oo heer gobol ah.

Wafdigan ayaa kulamo la leh Madaxweynaha Jubbaland iyo Mas’uuliyiinta maamulka Jubbaland, iyagoo isla eegi doona arrimaha doorashooyinka iyo amniga.

Jadwalkii doorashada ee ay soo bandhigeen Madaxda Madasha Wadatashiga qaran ayaa waxaa ka muuqda dib u dhac, iyadoo aan wali la fulin qorshayaashii doorashada lagu fulin lahaa, sidaas darteed howsha ma dhawa.

Doorashada ayaa laga cabsi qabaa inay dib u dhacdo, maadaama aanay wali wax howl ah la qaban, waxaana suuqa ku jirta in ugu yaraan saddex bilood ay dib u dhici doonto

Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Xukuumadda Soomaaliya Mudane carte oo ay wehliyaan Wasiiro iyo Taliyeyaasha ciidamada ayaa shalay gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta Jubada Hoose.

Wafdigan ayaa waxaa ku soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha Kismaayo Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Jubbaland.

Ujeedka socdaalka wafdigan ayaa waxaa lagu sheegay inay tahay arrimaha doorashooyinka, iyadoo Madaxweynaha Jubbaland uu magacaabay Guddi doorasho oo heer gobol ah.

Wafdigan ayaa kulamo la leh Madaxweynaha Jubbaland iyo Mas’uuliyiinta maamulka Jubbaland, iyagoo isla eegi doona arrimaha doorashooyinka iyo amniga.

Jadwalkii doorashada ee ay soo bandhigeen Madaxda Madasha Wadatashiga qaran ayaa waxaa ka muuqda dib u dhac, iyadoo aan wali la fulin qorshayaashii doorashada lagu fulin lahaa.

Xukuumadda Soomaaliya oo ay wehliyaan Wasiiro iyo Taliyeyaasha ciidamada ayaa shalay gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta Jubada Hoose.

Wafdigan ayaa waxaa ku soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha Kismaayo Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Jubbaland.

Ujeedka socdaalka wafdigan ayaa waxaa lagu sheegay inay tahay arrimaha doorashooyinka, iyadoo Madaxweynaha Jubbaland uu magacaabay Guddi doorasho oo heer gobol ah.

Wafdigan ayaa kulamo la leh Madaxweynaha Jubbaland iyo Mas’uuliyiinta maamulka Jubbaland, iyagoo isla eegi doona arrimaha doorashooyinka iyo amniga.

Jadwalkii doorashada ee ay soo bandhigeen Madaxda Madasha Wadatashiga qaran ayaa waxaa ka muuqda dib u dhac, iyadoo aan wali la fulin qorshayaashii doorashada lagu fulin lahaa.

Doorashada ayaa laga cabsi qabaa inay dib u dhacdo, maadaama aanay wali wax howl ah la qaban, waxaana suuqa ku jirta in saddex bilood ay dib u dhici doonto.

caret-1024x683cart-1024x683carte-1024x683

————————————

Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment