6042 Views

WAR SAXAAFADEED BEESHA SARUUR

____________________________________________________________________________

Muqdidho | QOL | 18 07 2016 | War saxafadeed loogu digayo maamulka madaxweyne Xassan shiikh ayaa laga soo saara war mutiyeed kaasoo shegay in dowladu aysan aqoonsan Suldaanka beenata ah ee loo qoray Beesha Saruur. Beeshu waxay leedahay Ugaas iyagaana curadka beesha ah, haddii ay hanan waayaan hogaanka dhaqanka beesha waa iney beeshu cadeeysaa, si guddiga beesha Saruur uu u buuxiyo.

Waxaa ka danbeeya been abuurka suldaan beenedka Xersi aadan rooble iyo Axmed jimcaale oo u dhashay bahda ugaaska leh una diidan, iyagoo raba iney dib usoolaabtan, waxaana laga tabanayaa ineysan Beesha Saruur xaqii ay dowlada ku lahayeen aysan uga doonin marka qaarna ay hor istaageenba.

Waxaa kaloo la hubaa ineysan u codeyn doonin Kooxda hoganka heysa oo aysan laheyn xirir fiican.

Waxaan dowlada ka codsaneynaa in dowladu ka fiirsato iney si qaldan u fara geliso arrimaha been abuurka ah ee beesha Saruur. Beeshuna waxay si buxda u dhaleeceynayaan ugana soo horjeedaan magacaabida suldaan been ah iaydoo dhaqankii beeshu uu joogo oo hogaankaas lahaa.

Qaranimo Online

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment