4890 Views

Yaa u soo baxay wareega 16 codeyntii Gabdhihii Kubadda Koleyga Soomaaliya?

Yaa u soo baxay wareega 16 codeyntii Gabdhihii Kubadda Koleyga Soomaaliya?
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | July 27, 2017 –  Waxaan Maanta idin soo gudbineynaa Natiijada Codeyntii Champions-ka Gabdhaha Kubada Koleyga oo wareegeedii 32 la soo gabagabeeyay Xalaywaxaana Codeyntaan ay bilaabatay 25 Luuliyo 2016 iyadoo loogu talagalay inay u dhacdo Habkaan.
25-26   Luuliyo 2016     Lugta 32

27-28 Luuliyo  2016      Lugta 16

29-30 Luuliyo  2016      Lugta 8

31 Luuliyo 2016           Nasasho

1- 2 Ogosto 2016         Lugta Sami Finalka

3 Ogosto 2016             Nasasho

4-5 Ogosto 2016          Finalka Kama Dambeysta

6 Ogosto 2016 Ku dhawaaqida natiijada Codeynta Cida badisa

Hadaba  Is araga 32ka ee loogu soo baxayay Wareega 16 Natiijadii sidatan aey noqotay.
Santuuqa 1
Sucaad Cabdulaahi   vs Sahro Socdaal     4 – 1

Santuuqa 2
Mulki Nuur Muudeey  vs Shukri dhalbaas    3 – 1

Santuuqa 3
Samsam    vs  Geediyo Cali Abshir             1 – 2

Santuuqa 4
Tiriig      vs   Ambiyo                                   0 – 2

Santuuqa 5
Xabiibo Qaran   vs  Suldaano                       3 – 0

Santuuqa  6
Astur Jaamac  vs Xaawo Hilowle                  4 – 2

Santuuqa 7
Qaali Xaaji  vs Faadumo Dheer                      4 – 1

Santuuqa 8

Faadumo Aweys   vs    Dhuuxo                         2 – 0

Santuuqa 9
Ayaan Cabdi Xaaji    vs Ruqiyo Islow                2 – 0

Santuuqa  10
Naado   vs seynab Shiino                                   3 – 0

Santuuqa 11
Miski  vs   Beelo                                                  –  0

Santuuqa 12
Nadiifo Ibraahim Iidow…. shiino M Cariif               3 – 1

Santuuqa  13
Shamso Diiriye  vs Baarliin Cadaawe                    1 – 2

Santuuqa  14
Maryan Dheereey  vs Falxado warsame                  3 – 2

Santuuqa 15
Deeqo Food   vs Raaliyo Iidi mahadaay                    1 – 0

Santuuqa 16
Jiijo Axmed yare  vs Luul cismaan sokor                   1 – 0

N.B wareega 16ka  Sami Finalka waxa u soo bixi Doona 16  Ciyaartooy ee ka soo gudba is araga 32  Guruub kuwaasoo isagu dhici doona sidatan.

Badiyaha 1  vs Badiyaha 7

Badiyaha 2   vs Badiyaha 8

Badiyaha 3  vs Badiyaha 9

Badiyaha 4  vs badiyaha  10

Badiyaha 5   vs Badiyaha  6
Badiyaha 11 vs Badiyaha  13

Badiyaha 12 vs Badiyaha  16

Badiyaha   14 vs Badiyaha 15

Hadaba Wareega 16 sidatan ayey isagu dhaceen Gabdhaha Kubada Koleyga Soomaaliya.

Sucaad Cabdulaahi ( Badiyaha 1 ) vs Qaali Xaaji ( Badiyaha 7 )

Mulki Nuur Muudeey ( Badiyaha 2 ) vs Faadumo Aweys ( Badiyaha 8)

Geediyo Cali Abshir ( Badiyaha 3 ) vs Ayaan Cabdi Xaaji ( Badiyaha 9 )

Ambiyo ( Badiyaha 4 )  vs Naado ( Badiyaha 10 )

Xabiibo Qaran  ( Badiyaha 5 )  vs Astur Jaamac ( Badiyaha 6 )

Miski ( Badiyaha 11 ) vs   Baarliin Cadaawe ( Badiyaha 13 )

Nadiifo Axmed Iidoow ( Badiyaha 12 ) vs Jiijo Axmed yare ( Badiyaha 12)

Maryan Dheereey ( Badiyaha 14 )  vs  Deeqo Food ( Badiyaha 15 )
Wareega 16 ee Champions-ka Gabdhaha Kubada Koleyga waxa uu soconayaa Hadii Alle idmo 27 vs 28 Luuliyo 2016

Is araga Wareega 16 waxaa ugu adag kuwa u dhaxeeya

Sucaad Cabdulaahi ( Horseed ) vs Qaali Xaaji  ( ENG)

Xabiibo Qaran ( Muqdisho ) vs Astur Jaamac ( LLPP)

Mulki Nuur Muudeey ( LLPP ) vs Faadumo Aweys ( LLPP)

Geediyo Cali Abshir ( Sancada) vs Ayaan Cabdi Xaaji ( LLPP)
.
ku soo Codee iimeylkaan.

.
.
.
Waxaa Diyaariyay.

Axmed Maxamed Cabdule’ Uurdoox’

Uurdoox2016@gmail.com

_______________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment