3639 Views

Yaa u soo Baxay Lugta 8 Codeynta Champions-ka GKK Soomaaliya…

Yaa u soo Baxay Lugta 8 Codeynta Champions-ka GKK Soomaaliya…
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | July 29, 2016 – Waxaan Maanta idin soo Gudbineynaa natiijada Codeynta wareega 16 ee Gabdhaha Kubada Koleyga Soomaaliya oo qabsoontay 27 vs 28 Luuliyo 2016,waxaana wareegaan oo ahaa mid adag ay noqotay Natiijada sidatan.

Sucaad Cabdulaahi ( Badiyaha 1 ) vs Qaali Xaaji ( Badiyaha 7 )   3 – 5

Mulki Nuur Muudeey ( Badiyaha 2 ) vs Faadumo Aweys ( Badiyaha 8)   4 – 1

Geediyo Cali Abshir ( Badiyaha 3 ) vs Ayaan Cabdi Xaaji ( Badiyaha 9 ) 3 – 2

Ambiyo ( Badiyaha 4 )  vs Naado ( Badiyaha 10 )                              2 – 3

Xabiibo Qaran  ( Badiyaha 5 )  vs Astur Jaamac ( Badiyaha 6 )    3 – 5

Miski ( Badiyaha 11 ) vs   Baarliin Cadaawe ( Badiyaha 13 )        2 – 0

Nadiifo Axmed Iidoow ( Badiyaha 12 ) vs Jiijo Axmed yare ( Badiyaha 12)   2 – 0

Maryan Dheereey ( Badiyaha 14 )  vs  Deeqo Food ( Badiyaha 15 )     3 – 1 

Waxaa Wareega 8 isagu soo Haray 8 Ciyaaryahan kuwaasoo isagu beegmay sidatan 29-30 Luuliyo 2016.

Badiyaha 1 Qaali Xaaji  vs Badiyaha 14 Maryan Dheereey

Badiyaha 2 Mulki Nuur Muudeey  vs Badiyaha 11 Miski

Badiyaha 6  Astur Jaamac Cilmi   vs Badiyaha 12 Nadiifo Axmed iidoow

Badiyaha 3 Geediyo Cali Abshir   vs Badiyaha 4 Naado

N.B Lugta Sami Finalka oo ah mid adag waxa ay isku arki Doonaan 4ta soo baxda 1-2 Ogoosto 2016.

Badiyaha Qaali Xaaji vs maryan Dheereey waxa ay Fooda is dari doonaan Badiyaha Astur Jaamac vs Nadiifo Axmed iidoow Hadii Alle idmo

Badiyaha Mulki Nuur Muudeey vs Miski waxa ay Fooda is dari doonaan Badiyaha Geediyo Cali Abshir iyo Naado.

.
ku soo Codee iimeylkaan.

.
Waxaa Diyaariyay.

Axmed Maxamed Cabdulle’ Uurdoox’

Uurdoox2016@gmail.com

_________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment