4515 Views

Bandhiga Jimcaha iyo Todobaadkaan heesuhu kala daran…

Bandhiga Jimcaha iyo Todobaadkaan heesuhu kala daran…
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | august 12, 2016 – Barnamaijka Bandhiga Jimcaha oo aad Maanta oo kale nooga barateen inaan idiin soo gudbino Waa Barnaamij Xasuus u ah ex Barnaamijkii Bandhiga Radiyaha ee ka bixi jiray Maalin kastoo Jimce ah ha ah oo laga nasanayo Howlaha Radio Muqdisho

Barnaamijka Todobaadkaan Heesaha aan ku soo qaadan doono heeso aad jecleysan doontaan Heesta ugu Horeysa iyo Barnaamijka Bandhiga Jimcaha iyo Todobaadkaan.

1. Waan Daalee…….   AUN Maxamed Saleebaan Tubeec

2. Geediga Hayaanka…..Axmed Cali Cigaal  vs Khadro Daahir Cige

3. Wabiyo Isku Ooman…….     AUN Xaliimo Khaliif Cumar’ Magool’

4. Isu Samir……………….. … Cali Diiriye ‘ Cali  Gaab’  vs Baxsan

N.B Xaga  isku dubaridka iyo Qaabeynta   Barnaamijka Bandhiga Jimcaha  waa Abwaan Cali Axmed Maxamed’ Daameey’ waana tabintii iyo diyaarintii Axmed Maxamed Cabdulle’ Uurdoox’

Barnaamijka Todobaadlaha ah ee Bandhiga jimcaha waxa uu idiin soo gubiyaa Heesihii hore iyo kuwii dhexe iyo kuwii danbe wixii ka horeeyay 1991,waana Barnaamij aad xiiseyn doontaan,waxaana Barnaamijka si Rasmi ah loo Daah furay 15-7-2016 Maalin Jimce ah.

.

.

Waxaa Diyaariyay.

Axmed Maxamed Cabdulle’ Uurdoox’

Uurdoox2016@gmail.com

__________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment