4002 Views

Afarta Sano Ee Soo Socota: Hiigsiga ama Dhabihii Lagu Gaari lahaa

Afarta Sano Ee Soo Socota: Hiigsiga ama Dhabihii Lagu Gaari lahaa
____________________________________________________________________________

| Jamhuuriyadda Soomaaliya hiigsigeedu waa in la soo af jaro colaadaha dalka ka jira iyo siyaasadaha iska soo hoorjeeda oo nabadgalyo iyo midnimo buuxda la soo celiyo, in adeeggii dawladeed iyo kala dambeyntii la soo celiyo, guud ahaan in dalkan laga saaro marxaladda fashilka ah ee uu muddada ku jiray oo ama si buuxda loo soo celiyo dawladnimadii ama dhabihii lagu gaari lahaa dalka la saaro.

DHAGEYSO

Afartii sano ee la soo dhaafay waxay ahayd mid fashil ku dhammaatay, afarta sano ee soo socota waa lagama maarmaan in dawladnimo buuxda la soo celiyo ama la fuulo dhabbihii lagu soo celin lahaa. Qorshaha dawladdu ku soo bandhigtay war murtiyeedka ay soo saartay Aug 9, 2016, ma aha qorsho suurto galin kara in hiigsigan la gaaro ama dhabbihii lagu gaari lahaa la fuulo.

.

.

.

.

__________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment