4008 Views

Beesha Saruur oo diiday inuusan aheyn Suldaanka beesha Mohamed Sheekh islaweyn

____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | 25 08 2016 | Waxaa beryahan socda shirar Lagu diidan yahay ninka sida qaldan loo geliyey inuu ka mid yahay Oday dhaqameedyada kasoo Lagu magacaabay inuu yahay Suldaanka beesha Saruur. Beesha waxay soo jeedineysaa in aysan u aqoon saneen Mohamed Islawayn inuu yahay Suldaanka beesha Saruur. Waxaa Kaloo beesha diidan tahay ninka la yiraahdo Dhabaney ee ku jira guddiga qilaafaadka uusan aheyn nin beeshu ay aaminka ku qabto. Sidaa daraadeed in labadaba aysan kalsooni ka heysan beesha ee dad dano gaar ah lahi ay geliyeen gudiyadaas. Waxaa farta Lagu fiiqayaa in Wasiir Xersi Aadan Oo raba inuu soo laabto uu ka danbeeyo xareynta ama magacaabida labadaas nin. Wasiir Xersi waxuu duud siiyey beesha xaqeedii ay Dowladda ku laheyd Isla markaana uusan kalsooni ka heysan beesha Saruur.

___________Qaranimo Online___________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment