3348 Views

Jaaliyadda Beesha Karanle ee Sweden oo tacsi u diraayo Qoyska uu ka baxay Gudoomiye Cali Maxamuud Ibraahim (Cali Dheere)

____________________________________________________________________________

Sweden | QOL | September 1, 2016 – Dhamaan Jaaliyadda beesha Karanle ee dalka Sweden waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan qoyskii iyo ehelkii uu ka baxay gudoomiye Cali Maxamuud Ibraahim( Cali Dheere) oo ku geeriyoodey magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya.

Cali Dheere wuxuu ahaa nin qiimo aad u weyn ugu fadhiya dhamaan ummadda Soomaaliyeed kuna dhex lahaa sumcad iyo sharaf aad u weyn.

Jaaliyadda beesha Karanle ee Sweden waxa ay Ilaaha awooda badan uga baryaysaa inuu naxariistii jano ku irsaaqo dhamaan eheladii iyo qaraabadii uu ka tagayna uu samir iyo iimaan ka siiyo.

Jaaliyadaha beesha Karanle ee tacsidaan diraayo waxa ay kala yihiin:

  1. Jaaliyadda Stockholm
  2. Jaaliyada Gothenborg
  3. Jaaliyadda Malmo
  4. Jaaliyadda orebro
  5. Jaaliyadda Vasteros
  6. Jaaliyadda Vannersborg
  7. Jaaliyadda Trollhatten
  8. Jaaliyadda Borlange
  9. Jaaliyadda Katrineholm
  10. Jaaliyadda Boras
  11. Jaaliyadda Jonkoping
  12. Jaaliyadda Norrkoping
  13. Jaaliyadda Linkoping
  14. Jaaliyadda Eskilstuna
  15. Jaaliyadda Halstahammar Cabdalla Aadan Xasan

.

.

Email: abdullahihassan@hotmail.com

Guddoomiyaha Jaaliyada Beesha Karanle ee dalka Sweden

_____________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment