3381 Views

Askar tababar loogu soo xiray Uganda oo soo bandhigtay gaaddo ka ciyaar iyo salaan cajiib ah

Askar tababar loogu soo xiray Uganda oo soo bandhigtay gaaddo ka ciyaar iyo salaan cajiib ah
____________________________________________________________________________

Muqdisho, September 11, 2016: Dugsi aad loo yaqaanno oo ciidamada lagu tababaro ku yaala dalka Uganda ayaa tababar loogu soo xiray 43 askari oo ka tirsan booliiska Soomaaliya kuwaasoo loo soo gebagebeeyay tababar leyli Sarkaalnimo, waxaana xiritaanka tababarkaasi ka qeybgalay taliyaha ciidanka XDS saraakiil booliis oo ka socotay waddamo Afrikan ah iyo madaxweynaha Uganda.

Sida la sheegay ciidanka Soomaalida ayaa ka yaabsaday madaxdii ka qeybgashay munaasabadaasi kaddib markii ay halkaasi ku soo bandhigeen gaaddo ka ciyaar cajiib ah,  iyadoo si gaar ah uu indhaha madaxdaasi u soo jiitay sida cajiibka ah ee uu salaanta u bixinayay askarigii horkacayay ciidamadaasi kaas oo lagu magacaabo Maxamed Cabdullaahi.

img_0929img_0925img_0926

———————————

Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment