11769 Views

Magacyada xildhibaanada maamul goboleedka Hirshabeele ee la dhaariyay

Magacyada xildhibaanada maamul goboleedka Hirshabeele ee la dhaariyay
____________________________________________________________________________

Muqdisho, October 10, 2016: Waxaa xalay fiidnimadii lagu dhaariyay Hoolka shirarka ee shirkada Farjano magaalada Jowhar xildhibaano ka tirsan maamulka Hirshabeelle kuwaasoo lagu wado in maanta ay yeeshaan kalfadhigii ugu horeeyay, si ay isu bartaan.

 

Xildhibaanadan ayaa waxaa soo xulay duubabka dhaqanka beelaha dega gobolada Sh/dhexe iyo Hiiraan kadib shir soo jiitamayay muddo ku dhow sanad, balse hada soo dhamaaday.

Waxaa mar dhow na soo gaaray liiska magacyada 69 ka mid ah xildhibaanada Hirshabeelle ee la dhaariyay ayaa kala ah sida hoos ku cad.

  • Cabdkarin Maxamed Diiriye.
  • Axmed Cabdi Faarax.
  • Daahir Muqtaar Cabdulle
  • Cabdshakur cali cumar
  • Axmed cabdi cali
  • Cali xaaji cabdulle Isgoow
  • Maxamuud Xuseen Maxamed
  • Bashiir xaaji bedel maxamed
  • Cabdraxmaan cabdi Idle kheyre
  • Cabdullahi Cabdi Afrax
  • Ibraahim Muuse Mahad
  • Duwane Faarax Cali
  • Cabdraxmaan maxamed Guure
  • Maxamed Yuusuf Colow
  • Cabdfatax Cabdqaadir Caddow
  • C/qani Cabdullaahi Hilowle
  • Xasan Maxamed Ibraahim
  • Khaliif Muumin Tooxow
  • Maxamed Colaad Cabdi.
  • Ismaacil Cabdi Qaasim
  • Sacdiyo Cabdulahi Maxamed
  • Faarax Maxamed Cismaan Xasan
  • Cabdsalaan Gacal Caddow
  • C/qaadir Abuukar Maxamed
  • Maxamed Ibraahim Cali Cabdulle
  • Cali Shiikh Maxamed Axmed.
  • Cabdi Xuseen Geedi Cumar
  • Cismaan Cabdulaahi Dhoore
  • Maxamed Cabdalla Cali
  • Cabdullaahi Maxamed Caddow Dhicisow
  • Ismaaciil Muumin Hilowle,
  • Ibraahim Maxamed Dadow Cali
  • Geelle Isaaq Warsame.
  • Cartan Muxumad Nuur.
  • Sharm’arke Xasan Axmed.
  • Maxamed Cabdi Cali.
  • Cali Xuseen Maxamed.
  • Maxamed Cabdkarin Maxamed
  • Cismaan Barre Muxumad
  • C/rashid Cabdxakin Warsame.
  • Cabdiweli Shiikh Cali.
  • Mahad Xasan Cismaan.
  • Nuur Xaashi Warsame.
  • Maxamed Xuseen Yuusuf.
  • Abuukar Ibraahin Rashiid.
  • Maxamed Axmed Faarax.
  • Cali CIsmaan Ibraahim
  • Maxamed Ibraahin Xuseen.
  • Cabdi Diiriye Farey.
  • Cumar Maxamed Cumar.
  • Cabdullahi Cosoble Barre.
  • Maxamed Digaale Cabdullaahi.
  • C/dir Faarax Axmed.
  • Cabdkarin Cali Nuur.
  • Iidle Siyaad Shiikh Khalif
  • Axmed Bariise Xeydar.
  • Aadan Macalin Cali Cumar.
  • Maxamuud Shiikh Cali Salaad.
  • Maxamuud Siyaad Barqadle.
  • Cabdqaadir Cismaan Cabdsalaan
  • Abuukar Xasan Abuukar.
  • Maxamed Cabdulle Maxamuud.
  • Yuusuf Axmed Yalaxow.
  • Maxamed Shiikh Axmed Cabdi.
  • Abuukar Xasan Cali.
  • Duniyo Daahir Dhicisow.
  • Shiikh Axmed Cumar Libi.
  • Kariim Ibraahim Axmed
  • Xasan Maxamed Axmed

——————————

Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment