4164 Views

Qarax goor dhow ka dhacay agagaarka Isgoyska Sayidka ee Muqdisho

Qarax goor dhow ka dhacay agagaarka Isgoyska Sayidka ee Muqdisho
____________________________________________________________________________

Muqdisho, November 05, 2016: Qarax ismiidaamin ah ayaa lagu qaaday goor dhow kolonyo gaadiid ciidan ah oo ay saaran yihiin ciidamo oo marayay isgoyska Sayidka, weerarkan ayaa la sheegay in uu ahaa mid baabuur lagu soo raray waxyaalaha qarxa uu isku qarxiyay kolonyadan askarta ah.

Gawaarida la weeraray, ayaa la sheegay in ay saarnaayeen ciidamo Soomaali ah, hase yeeshee lama oga illaa iyo hadda qasaaraha ka dhashay weerarkan ismiidaaminta ah.

Kala soco www.qaranimo.com wixi nagu soo kordha.

——————————

Qaranimo Online | Muqdisho

 

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment