3447 Views

RW ku-Xigeenka XFS oo ka tacsiyeeyay geerida Avv Gabyow

RW ku-Xigeenka XFS oo ka tacsiyeeyay geerida Avv Gabyow
____________________________________________________________________________

Muqdisho | November 8, 2016 – Ra’iisul Wasaare ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa uga tacsiyeeyay qoyskii, ehelada, iyo dadka Soomaaliyeed uu ka geeriyooday Marxuum Avv Maxamed Sheekh Gabyow, asagoona Alle uga baryey inuu naxriistiisa jano siiyo.

“Inaali laahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun, Waxaan ka tacsiyadaynayaa geerida ku timid Qareen Maxamed Sheekh Gabyoow oo ku geeriyooday dalka Ingiriiska kaasoo dalkiisa iyo dadkiisa u soo shaqeeyay muddo badan, waxaana lagu xusuusan doonaa aqoonta iyo khibrada uu u lahaa sharciga, sidoo kale qoriddii dastuurki 1aad ee dalkeena uu yeesho iyo kamid noqoshadii Baarlamaankii 60kii oo uu door wanaagsna ku lahaa”.

Marxuumka samir iyo iimaan Alle ha inaga wada siiyo Janadii Fardowsna Allaha ka Waraabiyo.

.

.

.

_____________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment