3240 Views

Xildhibaano aqalka hoose oo maanta lagu doortay Muqdisho

Xildhibaano aqalka hoose oo maanta lagu doortay Muqdisho
____________________________________________________________________________

Muqdisho | December 22, 2016 – Doorashada Xubnaha Aqalka hoose ee matalayaasha maamulka Somaliland, ayaa maanta mar kale dib uga bilaabatay Magaalada Muqdisho, iyadoo la soo doortay Xildhibaano cusub.

Xildhibaano gaaraya Afar xubnood ayaa lagu doortay Xarunta Gaadiidka Booliska ee Doorashada ay ka socotay.

Xubnaha maanta la doortay waxaa ka mid ahaa:

  • Wasiirkii hore ee Gaashaandhiga Somaliya Xuseen Carab Ciise oo mar kale nasiib u yeeshay inuu ka mid noqdo Xildhibaanada cusub ee Somaliya.
  • Biixi Imaan Cige
  • Cabdirisaq Dahir Mohamud
  • Sicid Mohamed Mohamud

Guddiga Doorashooyinka Matalayaasha Somaliland ayaa sheegay Doorashada maanta in lagu doortay kaliya Afar Xildhibaan oo cusub.

doorashada-xubnaha-matalaya-somaliland doorashada-xubnaha-matalaya-somaliland1 doorashada-xubnaha-matalaya-somaliland2 doorashada-xubnaha-matalaya-somaliland3 doorashada-xubnaha-matalaya-somaliland4 doorashada-xubnaha-matalaya-somaliland5

.

_____________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment