5775 Views

Magacyada Xildhibaanada dib loogu celinayo dorasho cusub

Magacyada Xildhibaanada dib loogu celinayo dorasho cusub
____________________________________________________________________________

Muqdisho | December 27, 2016 – Hogaamiyayaasha Madasha Qaran oo soo saaray Qoraal ay ku kala saareen Xildhibaanadii uu horay muranku uga taagnaa ayaa hadda waxaa ay sheegeen in Shan kamid ah Doorashadooda dib loogu laaban doono islamarkaana kuwii kale la Fasaxay.

Shanta Xildhibaan ayaa Afar kamid ah waxaa ay ka mid yihiin 11-kii horay loo laalay, waxaana lagu soo daray Xildhibaan horay uga mid ahaa Xubnihii Galmudug lagu soo doortay.

Halkaan Hoose ka Akhriso Magacyada Xildhibaanada Shanta ah ee la laalay oo dib loo dooranayo

1- Cabdi Maxamuud Maxamed                    —————-          Puntland —  Ugaar Saleebaan

2- Cabdullaahi Maxamed Aadan                  —————-          Jubbaland —  Beesha Gaaljecel

3- Sheekh Shaacir Sheekh Maxamed           —————-          Koofur Galbeed —  Digil Macalin weyne

4- Maxamed C/llaahi Xasan Nuux(Wasiirka Sportiga iyo Dhalinyarada)               —————-          Hirshabelle —  Jidle

5- C/qaadir Gaafoow Maxamuud                   —————-          Galmudug —  Murusade

.

.

.

___________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment