10989 Views

Barnaamijka Dood Wadaag Tarsan vs Jawahir ee Universal TV.

Barnaamijka Dood Wadaag  Tarsan vs Jawahir ee Universal TV.
____________________________________________________________________________

Muqdisho | December 29, 2016 – Barnaamijkii Dood Wadaag ee Universal TV ayaa waxa dood culus dhexmartay Mudane Maxamud Nuur Tarsan iyo Marwo Jawaahir Baarqab ah, ayaa looga hadlay arrimaha Doorashooyinka Soomaaliya, iyadoo ugu horreyn lagu soo bandhig warbixin la xiriirta muranka hareeray Doorashada Soomaaliya, Xubnaha Madasha iyo ga’aanada ka soo baxay.

Sidoo kale, waxaa Barnaamijkan lagu soo qaatay, 18 ka xubnood ee lagu soo kordhiyay Aqalka sare, kaddib murankii maamullada Puntland iyo Somaliland.

Haddaba, nala daawo barnaamijka Dood Wadaaga oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana ka qeybgalay, Xildhibaan Prof. Maxamed Cumar Dalxa iyo Musharrax Madaxweyne Mudane Maxamed Nuur Tarsan iyo Sharci yaqaan Aqoon-yahan Abuukaato Maxamuud Nuur Cadow.

 

.

.

__________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment