4047 Views

Baarlamaanka Puntland iyo Mooshin ka dhan ah Madaxweyne Gaas

Baarlamaanka Puntland iyo Mooshin ka dhan ah Madaxweyne Gaas
____________________________________________________________________________

Garowe | January 3, 2017 – Mid ka mid ah Waxgaradka Puntland oo lagu magacaabo Suldaan Afgaduud ayaa ka dalbaday Xildhibaanada Baarlamaanka maamulkaasi, inay ka gudbiyaan Mooshin ka dhan ah Madaxweynaha maamulka Puntland, Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas.

Waxa uu ku eedeeyay Suldaanku in Madaxweyne Gaas uu ku fashilmay howlihii loo igmaday ayna daashatay wax qabad la’aan.

Isagoo ka warbixinayay Suldaan Afguduud qodobada uu gabay Madaxweynaha Puntland ayuu tusaale u soo qaatay Arrimaha Amniga deegaanada Maamulkaas iyo wax ka qabashada Colaadda Magaalada Gaalkacyo.

Magaalada Boosaaso oo ah Xarunta Ganacsiga Maamulka Puntland ayaa siyaabo is xig xigay waxaa uga dhacay dilal loo geystay Masuuliyiin ka tirsanaa Maamulkaasi.

.

.

____________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment