4263 Views

DAAWO : Hadalkii Faarax Cabdulqaadir ka jeediyay Baarlamaanka kedib markuu ku guuldaraystay tartankii Gudoomiye ku xigeenka 1aad

DAAWO : Hadalkii Faarax Cabdulqaadir ka jeediyay Baarlamaanka kedib markuu ku guuldaraystay tartankii Gudoomiye ku xigeenka 1aad
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | 12 Janaayo 2017 |  Faarax Sheekh Cabdulqaadir oo maanta ku guuldaraystay xilkii uu u tartamay iyadoo uu ka guulaystay Cabdiwali Sheekh Ibrahim Muudeey oo ay isku beel ka soo jeedaan ayna tahay markii labaad ee uu xilkan qabanayo.

Cabdiweli Sheekh Ibraahim Muudeey waxaa laga soo doortaa Maamulka Koonfur/Galbeed, Sanadkii 2004 ayuu Xildhibaannimada kaga soo biiray shirkii Empaghati dowladii KMG ee uu Col. Cabdullahi Yusuf hogaaminayay.

Shirkii Jabuuti waxaa loogu doortay Gudooomiye Ku xigeenkii koowaad ee baarlamaankii Ku meel gaarka ee dowladii Shariif Sh. Axmed isagoo ka mid noqday xukuumadii 1aad ee Cumar Cabdirashiid kana hayay xilka Wasiirka Shaqada & Shaqaalaha & Arimaha Bulahada.

Wuxuu taageero xoogan ka haystay madaxwaynaha Koonfur/Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan uu mar u ahaa ku xigeen xilka Baarlamaankii ku meel gaarka ahaa –

 

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment