6429 Views

Gubashadii Ganacsiga Suuq Boocle iyo Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho

Gubashadii Ganacsiga Suuq Boocle iyo Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho
____________________________________________________________________________

Muqdisho | January 22, 2017 – Warbaahinta Horumar.com, waxay halkan idin kugu soo gudbineysaa sawirradii maanta laga soo qaaday gubashadii suuq Boocle ee degmada Dharkenley iyo Suuqii weynaa ee Bakaaraha oo 24-kii ee ugu dambeeyay ku gubtay labaduba magaalada Muqdisho.

Suxufiinta magaalada Muqdisho oo maanta booqasho ku tagan labadaasi suuq ee ku gubtay magaalada Muqdisho, iyadoona ay ku hanti beeleen qaar ka mid ah ganacsatada Soomaaliyeed.

Haddaba, hoos ka daawo sawirrada gubashadii Suuq Boocle iyo Suuqa weyn ee Bakaaraha laga soo qaaday.

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

.

.

Xigasho: Horumar Online

________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment