4296 Views

Daawacyadii Hotel Dayax oo la geeyay cisbitaalada Muqdisho

Daawacyadii Hotel Dayax oo la geeyay cisbitaalada Muqdisho
____________________________________________________________________________

Muqdisho | Janauary 25, 2017 – Isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho waxaa la geeyey qaar kamid ah dadkii ku dhaawacmay qaraxyadii iyo sidoo kale weerarkii tooska ahaa ee maanta lagu qaadey Hoteelka Dayax ee magaalada Muqdisho.

In ka badan 40 qof oo qaba dhaawacyo kala duwan ayaa la gaarsiiyey Isbitaalka Madiina, waxaana dadkaasi ku jirey Wariyeyaal.

Waxaa jira sidoo kale dad isbitaalka Madiina la geeyey iyaga oo Meyd ah, kuwaasi oo la dhigey qolka Meydka ee Isbitaalkaasi.

Weli dhaawacyo badan ayaa la geynayaa Isbitaalkaasi iyo sidoo kale Isbitaallo kale oo ku yaalla magaalada Muqdisho.

daya-dahawac-3 daya-dahawac-1 daya-dahawac-4 daya-dahawac-2

.

.

________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment