3906 Views

Dhageyso: Soomali ku xiran Mareykan oo cabasho kamuujisay tarxiil loogu soo wada Soomaaliya

Dhageyso: Soomali ku xiran Mareykan oo cabasho kamuujisay tarxiil loogu soo wada Soomaaliya
____________________________________________________________________________

January 27, 2017 – In ka badan 400 dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku xiran xabsiyada dalka Mareykan ka ayaa muujinaya cabasho ku aadan tarxiil ama musaafurin la doonaayo in loogu soo kaxeeyo dalkooda Soomaaliya. Inta badan dhalin yaradan ayaa u xiran siyaabo la xiriira habka ay ku soo galeen dalka, sida uu balan qaadan madaxweynaha hada qabsaday dalka Mareykan-ka Donald Trump inuu joojin doono soogelida dalkiisa dadka u dhashay dalal ay ka mid yihii Soomaaliya.

DHAGEYSO:

 

.

.

___________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment