5181 Views

Jadwalka khudbadaha Musharixiinta oo la shaaciyay

Jadwalka khudbadaha Musharixiinta oo la shaaciyay
____________________________________________________________________________

Muqdisho | January 31, 2017 – Guddiga Doorashada heer Madaxweyne ee Dowlada Federaalka Somalia ayaa goordhow shaaciyay Jadwalka ay Khudbadaha ku jeedin doonaan Musharaxiinta Madaxweynima doonka ah.

Guddiga ayaa sheegay in Jadwalka Khudbadaha uu noqon doono midka ay ku kala horeyn doonaan Musharaxiinta.

Guddiga ayaa sheegay in Jadwalka Khudbadaha uu ka turjumaayo sida Habsamida leh ay ku socto doorashada Madaxweynaha, waxa ayna ballanqaaden inaan la baalmari doonin Jadwalka.

jadwalka-khudbadaha

.

.

.

_________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment