3615 Views

Puntland: “Gabre waain dalka laga saaro”

Puntland: “Gabre waain dalka laga saaro”
____________________________________________________________________________

Garowe | February 4, 2017 – Madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdixakiin Xaaji Cameey, ayaa dalbaday in dalka laga saaro Generaal Gabre.

Generaal Gabre, ayuu sheegay in marnaba uusan xiriir la laheyn, laakiin uu xaqiiqsan yahay inuu ku sugan yahay gudaha dalka Soomaaliya.

Mr. Cameey ayuu sheegay in Generaal Gabre ka badbatay dhagaha ummada Soomaaliyeed, ayna yaqaanaan dhibtiisa iyo waxyeeladiisa, xaqna ay u leeyihiin inay dalka ka saaraan.

Dhinaca kale, wuxuu sheegay in Itoobiya iyo Gabre aysan meel isla galeynin, sababtoo ah Gabre ayuu sheegay inuu yahay shaqsi aan Ethiopia badali karin.

General Gabre oo ah sarkaal Itoobiyaan ah ayaa waxa uu galaangal siyaasadeed ku dhex leeyahay Dowladda Soomaaliya, taas oo xitaa sababta in Madaxda Soomaalida ay safaro badan ku tagaan Itoobiya.

.

Xigasho: Horumar Online

_______________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment