4719 Views

Madaxweyne Farmaajo – Taariikh kooban

Madaxweyne Farmaajo – Taariikh kooban
____________________________________________________________________________

Muqdisho | February 8, 2017 – Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdulahi Farmaajo waxaa uu dhashay March 1962, Waxaa uu ku dhashay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka.

Waxbarasho:

Dugsi Hoose:  1-da Luulyo, Forta Sheekh.

1978: Dugsiga dhexe: Maxamud Xarbi

1981: Dugsi sare Farsamada gacanta.

1993: Waxaa uu ka qalin jabiyay State University of Newyork ee Buffalo, isagoo ku taqasusay taariikhda(Yurub iyo Mareykanka).

Isla Jaamacaddaas ayuu ka qaatay Master sanado kadib.

Shaqo:

1981: Waxaa uu shaqo ka bilaabay Wasaaradda arrimaha dibadda, waaxda lacagta, Maamulka iyo Arkiifiyada.

1985-1989: Xogheyaha 2-aad ee Safaaradda Soomaalida ee Washington.

1994: Golaha dhexe ee xisbiga Dimoqoraadiga ee dalka Mareykanka

 1994-1997: Commissioner arrimha guryaha ee Buffalo City.

2000: Xiriiriyaha degmada Erie oo dhacda galbeedka New York ee arrimaha xuquuqul Insaanka iyo dadka laga tirade badan yahay.

2000: Golaha dhexe ee xisbiga Jamhuuriga ee dalka Mareykanka.

2002:Xiriiriya State of New York  ee arrimaha xuquuqul Insaanka iyo dadka laga tirade badan yahay.

2010: Ra’isul wasaaraha TFG-da ee dowladdii Sharif Sheekh Axmed.

2015: waxaa uu Bare ka yahay Erie College oo ku yaalla buffalo.

Xiliga waxaa uu guddoomiye ka yahay Xisbiga Tayo.

.

.

___________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment