6723 Views

Golaha wasiirada Hirshabelle oo lagu dhawaaqay

Golaha wasiirada Hirshabelle oo lagu dhawaaqay
____________________________________________________________________________

Muqdisho | Febaraayo 20, 2017 – Waxa shalay lagu dhawaaqay wasiirada cusub ee maamulka Hirshabelle, waxaana halkaan hoose idinkugu soo gudbineyaa liiska wasiiradaas iyo qabiilada ay kasoo kala jeedaan

NO MAGACA WASAARADDA QABIILKA
1.        Maxamed Cali Caadle Arrimaha Gudaha Abgaal – Agoonyar
2.        Xil. Cali Xaaji Cabdulle (Isgow) Beeraha Iyo Waraabka Shiidle
3.        Xil. Eng. Cabdikarin Cali Nur Dekedaha Iyo Gaadiidka Badda Xawaadle – Agoon
4.        Xil. Iidle Siyaar Shekh Khalif kalluumeysiga Iyo Kheyraadka Badda Dir – Fuqu Maxamed
5.        Xil. Maxamed Ibraahim Cali (Sanbuur) Amniga Gaaljecel – Dirsame
6.        Xil. Maxamuud Sheikh Cali Shaqada Iyo Shaqaalaha Makanne
7.        Sabriye Cismaan Toxobow Ganacsiga Iyo Warshadaha Abgaal – Warsangali
8.        Dr. Maxamed Maxamuud Cabdulle Maaliyadda Xawaadle, Cabdalle
9.        Xil. Mahad Xasan Cismaan Warfaafinta iyo Dalxiiska Reer Aw-Xasan
10. Xil. Maxa’ed C/le Maxamud (Batalale) Gaadiidka Iyo Duulista Hawada Abgaal, Da’uud
11.   Maxamed Cabdi C/llaahi (Gabiley) Qorsheynta Iskaashiga Caalmiga Iyo Xiriirka Qurbe Joogta Baadi-Cadde
12.   Xil. C/qaadir Cusmaan Cabdusalaam Garsoorka Iyo Arrimaha Diinta Jajeelle
13.   Xil. Shuceyb Cabdikarin Mumin Biyaha, Macdanta iyo Tamarta Gaaljecel, Barsane
14.   Xil. Cabdiqani Aadan  Jeele Xanaanada Xoolaha, Dhirta Iyo Daaqa Gaaljecel, Makaa’iil
15.   Xil. Cabdullaahi Axmed Caddow Boostada Iyo Isgaarsiinta  Xawaadle
16.   Xil. C/qani C/llahi Hilowle (Jenyo) Dhalinyarada, Isboortiga iyo Dhaqan Celinta Maleeshiyada Dagoodi.
17.   Xil. Dr. Cabdullahi Shekh Abukar Waxbarashada Abgaal, Wacbuudhan
18.   Jamac Xuseen Xaashi Howlaha Guud iyo Guryeeynta Moobleen
19.   Cabdikarin Nur Xasan (Doobyare) Bii’ada Iyo Hormarinta Reer Guuraaga Habar-gidir, Ceyr
20.   Axmed Cabdikarin Maxamed Caafimaadka Iyo Daryeelka Hooyada Iyo Dhalaanka Ujeejeen
21.   Sacdiya Maxamed Nur (Burus) Haweenka iyo Xuquuql Insaanka Abgaal, Abokor
22.   Xil. Khadar Xasan Maxamed Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka Hillibi – Dalandoole
23.   Yusuf Axmed Hagar “Dabageed” Dib U Heshiisiinta iyo Isdhexgalka Bulshada Xawaadle – Cali Madaxweyne

.
.
.

____________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment