3696 Views

Waa imisaa deeqda Canada ugu deeqday abaaraha Soomaaliya?

Waa imisaa deeqda Canada ugu deeqday abaaraha Soomaaliya?
____________________________________________________________________________

Dowladda Canada, ayaa Dhaqaale wax looga qabanayo Abaaraha ugu deeqday dalalka Somalia, South Sudan, Nigeria iyo Yemen, Xili dhowaan Madaxweyne Farmaajo uu bishii hore ku dhawaaqay musiibo Qaran.
Lacagta deeqda ah ayaa waxaa ku dhawaaqay, Wasiirka Socdaalka, Qaxootiga iyo Muwaadinnimadda ee dalka Canada, Ahmed Hussien.
Warbaahinta dalka Canada ayaa baahiyay inay Dowladda Canada ballan qaaday inay bixinayso ku-dhawaad 120-million oo Dollar, oo loo qeybin doonno.
1- Dalka Somalia 21 million oo Dollar,
2-Nigeria 27 million oo Dollar,
Dalka South Sudan 37 million oo Dollar, Iyo Yemen oo loo qoondeeyey 34 million oo Dollar.

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment